Dowlada Somalia oo ka walaacsan go’aan uu soo saaray Madaxweyne Biden

Dowlada Soomaaliya ayaa ka walaacsan isbedelka Madaxweyne Biden ee ku xadeeyey isticmaalka diyaaradaha drone-ka iyo duqeymaha ciidamada Mareykanka ka fuliyaan Soomaaliya. Saraakiisha Soomaaliya ayaa isbeddeladan u arka kuwa kooxda Al-Qacida ku xiran ee markii horeba dhiiri-gelinta haysata siin kara fursado badan oo ay ku holw-gasho. Tan iyo markii Joe Biden noqday madaxweynaha Mareykanka 20-kii Janaayo, … Continue reading Dowlada Somalia oo ka walaacsan go’aan uu soo saaray Madaxweyne Biden